Råd och Stöd (RoS) (somaliska/soomaali)

- loogu talogalay adigaaga leh balwad ama ah qaraabo

Annaga waxaad noo iman kartaa si aad u hesho talo iyo taageero haddii aad leedahay dhibaato ah khamri, daroogo, dawooyin ku sifeysan maandooriye ama ku khamaarka lacag. Waxaanu xitaa taageeri karnaa adigaaga ah qaraabo. Dhinaca wada hadal ayaan iftiiminaynaa baahidaada iyo isbaddalada aad rabtid inaad samayso. Si aad noogu timaado waa inaad buuxisay 18 jir ama ka weyn oo aad deggantahay degmada Luleå. Waxaanu waxbarasho u haysanaa dhowr ah qaabab kala duwan oo daryeel, loogu talogalayna dadka leh balwad iyo qaraabadooda. Waxaad noo iman kartaa adigoo aan sheegin magacaaga, annagu ma samayno wax qoraalo diiwaan ah oo waxaa waajib nagu ah xog qarinta sirta. Himiladayadu waa inaanu mar walba kugu casuumi karno kulan gudaha laba toddobaad. Waad na soo wici kartaa ama noo soo diri kartaa ii-mayl.

Nala soo xiriir:

Tina, talo bixiye: 0920-45 44 05 eller 073-052 73 69

Hans, talo bixiye: 0920-45 56 06 eller 073-074 48 65

Dhinaca degmada Luleå Xarunteeda macaamiisha: 0920-45 30 00

Mejl: radostod@soc.lulea.se

Sidan uppdaterades den 15 February 2023