Demensteamet (somaliska/soomaali)

loogu talogalay adigaaga qaba cudurka ilowshaha ama ah qaraabo

Kooxda cudurka xusuusta waxay bixisaa talooyin, taageero iyo hagista dadka la nool cudurka xusuusta iyo qaraabada iyo shaqaalaha. Waxaan sidoo kale ku siin karnaa macluumaadka waxa ay degmadu bixin karto. Taageero laga helo dadka hareeraha jooga waxay qiimo weyn u yeelan kartaa inay fududeyso hawlaha maalmeedka iyo fahamka xaaladda cusub.

Nala soo xiriir:

Dhinaca degmada Luleå Xarunteeda macaamiisha: 0920-45 30 00

Sidan uppdaterades den 15 February 2023